HomeCaalamkaDheemankii Labaad ee ugu weynaa Caalamka oo laga helay Botswana

Dheemankii Labaad ee ugu weynaa Caalamka oo laga helay Botswana

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Milkiilayaasha Shirkadda Dheemanka ee Lucara Diamond ee u dhashay dalka Kanada ayaa sheegay in Dheemankaasi oo aan wel ila kala jejebinin  ayaa waxa uu culayskiisu dhan yahay  352 garam iyo cabirka kubbadda Teeniska. Milkiilahaasi oo leh Shirkadda Karowe ee fadhigeeda dhexe ku yaallo dalka Botswana ayaa sheegay tan iyo sannadkii 2015-kii in  12 Dheeman laga […]

- Advertisement -

Milkiilayaasha Shirkadda Dheemanka ee Lucara Diamond ee u dhashay dalka Kanada ayaa sheegay in Dheemankaasi oo aan wel ila kala jejebinin  ayaa waxa uu culayskiisu dhan yahay  352 garam iyo cabirka kubbadda Teeniska.

Milkiilahaasi oo leh Shirkadda Karowe ee fadhigeeda dhexe ku yaallo dalka Botswana ayaa sheegay tan iyo sannadkii 2015-kii in  12 Dheeman laga soo saaray Botswana, oo ay ku jiraan 2 aad uga waa weyn 1,000 carats oo ah halbeegga  miisaanka lagu cabiro Dheemanka iyo waxyaabaha jawharaadka ah ee la isku qurxiyo.

- Advertisement -

Dalka Botswana waxa uu hodan ku yahay soo-saarista Dheemanadda cabirka waa weyn, iyadoo 4 sanno ka hor laga helay Dheeman aan la kala jejeinin, oo loogu magac daray Lesedi La Rona.

Waxa uu dheemankaasi ahaa kii ugu weynaa caalamka Xilligaasi.

Dheemankaasi waxaa sannadkii 2017-kii iibsaday Ganacsade iibiya waxyaabaha Jawharaadka  oo ku nool magaalladda London, iyadoo qiimaha lagu iibsaday dhamaa 53 million oo Dollar.

- Advertisement -

Si kastaba ha ahaatee, Dheemanka ugu weynaa  Caalamka waxaa laga helay dalka South Afrika sannadkii 1905-tii, waa muddo haatan laga joogo 114-sanno ka hor.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories