HomeCaalamkaDaacish oo sheegatay weerar ka dhacay Bariga Sri Lanka

Daacish oo sheegatay weerar ka dhacay Bariga Sri Lanka

Date:

Related stories

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...
- Advertisement -

Wakaalladda Wararka u faafisa Kooxda Daacish ee AMAQ ayaa sheegtay in 3 ka mid ah Maleeshiyadooda ay Boliska dalkaasi dagaal kula galeen magaalladdaKalmunaay ee Bariga dalkaasi.

Daacish waxay sheegteen inay 17 Askari  ku dileen ama ku dhaawaceen weerarkaasi, balse ma aysan soo bandhigin caddaymo muujinaya shegashadodoa.

- Advertisement -

Mar sii horreysay oo shalay ahayd, Afhayeenka Boliska dalka Sri Lanka, Ruwan Gunasekara ayaa sheegay  in ugu yaraan 15 qof oo ay ku jireen 6 carruur lagu dilay Is-qarxin ay xubno ka tirsan Daacish ka geysteen dhismo ku yaalla meel ku dhow magaalladda Kalmunaay ee Bariga dalkaasi.

Horey waxay Kooxda Daacish u sheegteen Qaraxyadii Axaddii la soo dhaafay ka dhacay dalkaasi, oo boqolaal qof lagu dilay, laguna dhaawacay.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories