HomeWararAl-shabaab oo weerar ku qaaday Saldhig ay leeyihiin Ciidamada Jubbaland

Al-shabaab oo weerar ku qaaday Saldhig ay leeyihiin Ciidamada Jubbaland

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Wararka aan ka heleyno deegaanka Baar-Sanguuni ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Maanta Ciidamo ka tirsan kuwa maamulka Jubbaland iyo Al-shabaab uu dagaal xoogan culus ku dhexmaray halkaasi. Dagaalkan ayaa bilowday,kadib markii rag hubeysan oo ka tirsan Al-shabaab ay weerar dhowr jiho ah ku qaadeen Saldhig Ciidamada dowladda iyo kuwa Jubbaland ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno deegaanka Baar-Sanguuni ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Maanta Ciidamo ka tirsan kuwa maamulka Jubbaland iyo Al-shabaab uu dagaal xoogan culus ku dhexmaray halkaasi.

Dagaalkan ayaa bilowday,kadib markii rag hubeysan oo ka tirsan Al-shabaab ay weerar dhowr jiho ah ku qaadeen Saldhig Ciidamada dowladda iyo kuwa Jubbaland ay ku leeyihiin deegaanka Baar-Sanguuni,isla markaana intaasi kadib ayaa waxaa xigay dagaal dhexmaray labada dhinac,kaas oo socday muddo ka badan saaacad.

- Advertisement -

Dadka deegaanka ayaa sheegay in dagaalka uu ahaa mid xoogan oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan,waxaana lagu soo waramayaa in uu ka dhashay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo kala gaaray labada dhinac.

War Al-shabaab ay ku qoreen barahooda Internet-ka ayaa waxaa ay ku sheegteen inay weerareen Ciidamada Mareykanku tababaray ee Saldhiga ku leh deegaanka Baar Sanguuni.

Al-shabaab ayaa dhowr jeer weerar xoogan oo geystay Khasaaro isugu jiray dhimasho iyo dhaawac ku qaaday deegaanka Baar-Sanguuni oo ay Saldhig weyn ku leeyihiin Ciidamada dowladda iyo kuwa maamulka Jubbaland.

- Advertisement -

Dhinaca kale ilaa iyo hada ma jiro wax war ah oo ka soo baxay maamulka Jubbaland oo ay uga hadlayaan weerarkii Maanta ka dhacay deegaanka Baar-Sanguuni ee Gobolka Jubbada Hoose.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts