HomeWararXildhibaan lagu doortay Magaalada Baydhabo

Xildhibaan lagu doortay Magaalada Baydhabo

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG u ah maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa ka socota Doorashada 3 kursi oo ka banaan Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Kuraasta la dooranayo waxaa kala baneeyey Xuseen Cismaan Xuseen Taliyihii hore ee hay’adda Nabadsugidda Soomaaliya, Axmed Cabdulle Mayow (Cornel Ruush) oo dhintay iyo Madaxwaynaha Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed. […]

- Advertisement -

Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG u ah maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa ka socota Doorashada 3 kursi oo ka banaan Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Kuraasta la dooranayo waxaa kala baneeyey Xuseen Cismaan Xuseen Taliyihii hore ee hay’adda Nabadsugidda Soomaaliya, Axmed Cabdulle Mayow (Cornel Ruush) oo dhintay iyo Madaxwaynaha Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed.

- Advertisement -

Cali Kheekh Cabdullaahi (Cali Afgooye) ayaa ku guuleystay kusigii uu baneeyay Taliyihii hore ee hay’adda Nabadsugidda Soomaaliya Xuseen Cismaan Xuseen,sida uu ku dhawaaqay Guddiga Doorashada Qaranka.

Sidoo kale Guddiga Doorashada qaranka ayaa sheegay in la waayay Musharaxii la tartami laheyn Cali Afgooye,isla markaana uu ku maqan yahay dalka Canada,kaasi oo la dhashay Taliyihii hore ee hay’adda Nabadsugidda Saciid Cali Cismaan Xuseen.

Doorashada ayaa ah mid weli socota Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG u ah maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya,waxaana dhiman oo kaliya laba kursi.

- Advertisement -

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories