HomeCaalamkaMuhaajiriin Afrikaan oo ku geeriyootay shil ka dhacay Morooko

Muhaajiriin Afrikaan oo ku geeriyootay shil ka dhacay Morooko

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Wadar ahaan 15 Muhaajiriin ka soo jeeda dalalka hoose Lama-degaanka Saxarah Afrika ayaa ku geeriyootay shil gaari oo maanta ka dhacay Bariga dalkaasi. Wakaalladda Wararka Morooko ee MAP ayaa sheegtay inuu shilkaasi dhacy, kadib, markii gaarigii ay la socdeen tahriibayaashaasi uu ka dhacay Kanaal Waraabka Beeraha oo ku yaalla inta u dhexeysa magaallooyinka Saciidiyah iyo […]

- Advertisement -

Wadar ahaan 15 Muhaajiriin ka soo jeeda dalalka hoose Lama-degaanka Saxarah Afrika ayaa ku geeriyootay shil gaari oo maanta ka dhacay Bariga dalkaasi.

Wakaalladda Wararka Morooko ee MAP ayaa sheegtay inuu shilkaasi dhacy, kadib, markii gaarigii ay la socdeen tahriibayaashaasi uu ka dhacay Kanaal Waraabka Beeraha oo ku yaalla inta u dhexeysa magaallooyinka Saciidiyah iyo Nadoor.

- Advertisement -

Maamulayaasha Gobalka Berkane ayaa sheegay inay 17 Tahriibayaal ah ku dhawaacmeen shilkaasi, iyadoo dhawaaca loo gudbiyey Isbitaalka Guud ee Gobalkaasi.

Boliska waxay bilaabeen baaritaanka waxa sababay shulkaasi iyo dadkii hagayey Tahriibayaasha, iyadoo Dareewalkii waday gaariga uu baxsaday.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories