HomeCaalamka10 qof oo lagu dilay iska horimaad ka dhacay Yemen

10 qof oo lagu dilay iska horimaad ka dhacay Yemen

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Milliteriga Dowladda Yemen ee ay QM aqoonsan tahay iyo Maleeshiyadda Xuutiyiinta ee ay Dowladda Iiraan taageerto ayaa la sheegay inuu dagaal ku dhex maray Gobalka TACIS ee K/galbeed ee dalkaasi. Sarkaal ka tirsan Hay’addaha Ammaanka ee Dowladda dalkaasi oo la hadlay Wakaalladda Wararka Shiinaha ee xINHUA ayaa sheegay inuu dagaalkaasi shalay ka dhacay Gobalka TACIS, […]

- Advertisement -

Milliteriga Dowladda Yemen ee ay QM aqoonsan tahay iyo Maleeshiyadda Xuutiyiinta ee ay Dowladda Iiraan taageerto ayaa la sheegay inuu dagaal ku dhex maray Gobalka TACIS ee K/galbeed ee dalkaasi.

Sarkaal ka tirsan Hay’addaha Ammaanka ee Dowladda dalkaasi oo la hadlay Wakaalladda Wararka Shiinaha ee xINHUA ayaa sheegay inuu dagaalkaasi shalay ka dhacay Gobalka TACIS, isla markaana lag udilay 10 qof, laguna dhaawacay Tobaneeyo kale.

- Advertisement -

Labada dhinac waxaa la sheegay inay hub culus isku weydaarsadeen Caasimadda Gobalka TACIS oo iyadana wadata isla magaca TACIS.

Qoysas badan ayaa lagu khasbay inay ka cararaan guryahooda ku yaalla meel ku dhow goobihii lagu dagaalamay.

Bartamaha magaalladda TACIS waxaa haatan gacanta k uhaya Ciiddanka Dowladda, halka duleedka magaalladaasi iyo deegaanadda ku hareeraysan ay weli ku xooggan yihiin Maleeshiyadda xuutiyiinta oo iyagu haysta inta badan Goballadda Waqooyiga dalkaasi, oo ay ku jirto caasimadda dalkaasi ee Sanca.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories