HomeWararMadaxweyne Farmaajo oo gaaray Magaalada Asmara

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Magaalada Asmara

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Maanta waxa ay gaareen Magalada Asmara ee Caasimadda Dalka Eritrea,iyadoo halkaasi si weyn loogu soo dhaweeyay. Wafdiga la socdo Madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa kamid ah Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Cabdullaahi Goodax Barre iyo xubno kale oo ka tirsan dowladda,waxaana Garoonka diyaaradaha Eritrea ku soo […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Maanta waxa ay gaareen Magalada Asmara ee Caasimadda Dalka Eritrea,iyadoo halkaasi si weyn loogu soo dhaweeyay.

Wafdiga la socdo Madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa kamid ah Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Cabdullaahi Goodax Barre iyo xubno kale oo ka tirsan dowladda,waxaana Garoonka diyaaradaha Eritrea ku soo dhaweeyay dhigiisa dalkaas Isaias Afwerki

- Advertisement -

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan gaar ah la qaatay Dhiggiisa dalka Eritrea Isaias Afwerki,hayeeshee wax faah faahin ah kama bixin Villa Soomaaliya kulankaas.

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shalay Magaalada Qaahira ee dalka Masar kaga qeyb galay Shir Madaxeedkii looga hadlayay  Xaaladda dalalka Suudaan iyo Liibiya,waxaana Safarka uu Madaxweynaha ku tegay Magaalada Asmara uu ahaa mid aan horey loo shaacin.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories