HomeWararHaween Kanadiyaan oo ku xirnaa Hargeysa oo la sii daaayey

Haween Kanadiyaan oo ku xirnaa Hargeysa oo la sii daaayey

Date:

Related stories

Haweeney Ruush ah oo 27 jeer uur qaaday, 69 carruur ah dhashay

Valentina Vassilyeva ayaa taariikhda lagu xusay inay 27 jeer uur qaadday, iyadoo dhashay 69 carruur ah, oo ay ku jiraan 16 laban-laab, 7 saddex-laab iyo 4 afar-laab.

The Economist oo Daaha Ka Rogtay Isbeddelka Amniga Caasimadda Soomaaliya

Warbixin cusub oo The Economist soo saartay ayaa tilmaamaysa hoos u dhac weyn oo ku yimid weerarrada Al-Shabaab ee Muqdisho, iyadoo weerarradii la diiwaangeliyay ay hoos uga dhaceen 144 ilaa 5.

Macallin Texas ah oo ooyay ka dib markii ardayda sare ay wax qori wayeen

Macallin ka tirsan dugsi sare oo Texas ah ayaa ilmeynaya kadib markii uu ka hadlay arday 17 iyo 18 jir ah oo weli la tacaalaya xirfadaha aasaasiga ah ee akhriska iyo qorista.

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Labo haween u dhashay dalka Kanadiyaan oo lagu kala magacaabo Maymuun Cabdi oo 28-jir iyo Kariima Watt oo 23-jir ah ayaa laga sii daaayey Saldhigga Boliska ee Koodbuur ee magaalladda Hargeysa oo ay ku xirnaayeen. Ilo-wareedyo ayaa sheegay in Haweenkaasi oo xirnaa tan iyo bishii Janaayo ee sannadkan lagu guuleystay in laga sii daayo xabsiga, […]

- Advertisement -

Labo haween u dhashay dalka Kanadiyaan oo lagu kala magacaabo Maymuun Cabdi oo 28-jir iyo Kariima Watt oo 23-jir ah ayaa laga sii daaayey Saldhigga Boliska ee Koodbuur ee magaalladda Hargeysa oo ay ku xirnaayeen.

Ilo-wareedyo ayaa sheegay in Haweenkaasi oo xirnaa tan iyo bishii Janaayo ee sannadkan lagu guuleystay in laga sii daayo xabsiga, kadib, markii ay Dowladda Kanada galaangal xooggan u galeen sidii loo sii dayn lahaa Haweenkaasi.

- Advertisement -

Maxkamadda Heerka Degmo ee magaalladda Hargeysa ayaa waxay horey Haweenkaasi ku xukuntay min 2 bilood iyo bar oo Xabsi ah, kadib, markii lagu soo oogay inay Qamri cabeen.

Dhinaca kale, Dowladda Kanada waxay shalay oo Talaado ahayd xaqiijisay in labadaas Haween la siii daayey, inkastoo aysan Dowladda Kanada aqoonsaynin Maamulka Somaliland ee sheegta inay ka go’een dalka Somalia.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories