HomeWararJubbaland oo sheegtay in ay isku soo dhiibeen Saraakiil ka tirsan Al-shabaab

Jubbaland oo sheegtay in ay isku soo dhiibeen Saraakiil ka tirsan Al-shabaab

Date:

Related stories

Cirro iyo Trump: Kulankii Washington Ka Dhici Waayay iyo sababta

Cirro oo booqashadiisii Mareykanka ku soo gabagabeeyay isaga oo aan la kulmin Trump, isla markaana aan helin ballanqaad rasmi ah oo aqoonsi.

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Taliska Hay’adada nabadsugidda iyo Sirdoonka Jubbaland ee NISA ayaa  Goordhow waxa uu sheegay in labada Sarkaal oo ka tirsan Dagaalamayaasha Al-shabaab ay isku dhiibeen maamulka Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo. Jubbaland ayaa sheegtay in mid kamid ah Saraakiishii ka tirsanaa Al-shabaab ee iska dhiibay Baardheere lagu magacaabo Aadan coobe oo loo yaqaano Maxamed Qani,iyagoona ahaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliska Hay’adada nabadsugidda iyo Sirdoonka Jubbaland ee NISA ayaa  Goordhow waxa uu sheegay in labada Sarkaal oo ka tirsan Dagaalamayaasha Al-shabaab ay isku dhiibeen maamulka Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo.

Jubbaland ayaa sheegtay in mid kamid ah Saraakiishii ka tirsanaa Al-shabaab ee iska dhiibay Baardheere lagu magacaabo Aadan coobe oo loo yaqaano Maxamed Qani,iyagoona ahaa kuwo aad looga yaqaano deegaanada Jubbaland.

- Advertisement -

“Labo sargaal oo ka tirsanaa Al-Shabaab ayaa gordhow isku dhiibay maamulka Degmada baardheere ee Gobolka Gedo midka ka mid ayaa lagu sheegay magaciisa Adan coobe oo siwayn looga yaqaano deegaanada Jubaland Maxamed Qani”ayaa lagu yiri war ka soo baxay NISA Jubbaland.

Ma’ahan markii ugu horreysay oo dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab ay iska dhiibaan deegaanada Jubbaland,welina ma jiro wax war ah oo ka soo baxay dhanka Al-shabaab oo ku aadan in Saraakiil ka tirsanaa iga ay isku dhiibeen maamulka Jubbaland.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts