HomeCaalamkaDhimasho iyo dhawaacyo ka dhashay dad Gaari lagu jiirsiiyey Nigeria

Dhimasho iyo dhawaacyo ka dhashay dad Gaari lagu jiirsiiyey Nigeria

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Ugu yaraan 11 qof ayaa geeriyootay, in ka badan 30-kalena wey ku dhaawacmeen, kadib, markii gaari uu waday Sarkaal Bolis uu jiiray dad ku xoonsanaa Xaflad ka socotay Gobalka Gombe ee W/bari ee dalkaasi. Wargeyska The Nation ee ka soo baxa caasimadda dalkaasi ee Abuuja ayaa qoray in Dareewalka uu xakamatn kari waayey gaariga, taasi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ugu yaraan 11 qof ayaa geeriyootay, in ka badan 30-kalena wey ku dhaawacmeen, kadib, markii gaari uu waday Sarkaal Bolis uu jiiray dad ku xoonsanaa Xaflad ka socotay Gobalka Gombe ee W/bari ee dalkaasi.

Wargeyska The Nation ee ka soo baxa caasimadda dalkaasi ee Abuuja ayaa qoray in Dareewalka uu xakamatn kari waayey gaariga, taasi oo sababtay inuu jiiro dad u dabaal degayey Munaasabadda Masiixiyiinta ee Easter-ka.

- Advertisement -

Dadka ku gereiyooday shilkaasi waxaa ka mid ahaa Sarkaalkii kaxaynayey gaarigii uu dadka jiirsiiyey.

Dhinaca kale, Taliyaha Guud ee Boliska Nigeria, Maxamed Aadaamu waxa uu amray in baaritaan lagu sameeyo shilkaasi oo ka dhacay waddada isku xirta Gombe iyo Biyu ee W/bari ee dalkaasi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts