HomeMaqalDhageyso:-Xukuumadda Soomaaliya oo ka hadashay Shirkii ka dhacay Magaalada Nairobi

Dhageyso:-Xukuumadda Soomaaliya oo ka hadashay Shirkii ka dhacay Magaalada Nairobi

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay Shirkii Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya ay ku yeesheen Xildhibano ka tirsan labda Golle ee Baarlamaanka,qaar Siyaasiyiinta Mucaaradka ku ah dowladda iyo Mas’uuliyiin xilal kala duwan la soo qabtay dalka,kaasi oo qodobadii ka soo baxay aad loogu dhaliilay dowladda. Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa waxaa uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay Shirkii Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya ay ku yeesheen Xildhibano ka tirsan labda Golle ee Baarlamaanka,qaar Siyaasiyiinta Mucaaradka ku ah dowladda iyo Mas’uuliyiin xilal kala duwan la soo qabtay dalka,kaasi oo qodobadii ka soo baxay aad loogu dhaliilay dowladda.

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa waxaa uu baaq u diray Siyaasiyiintii shalay  ku shiraya Magaaladda Nairobi,isla markaana ugu baaqay  in aysan ku fogaan mucaarad nimadooda.

- Advertisement -

“Dowladdu waxay wadaa isku raadin laakiin mucaaradka ku shiraya dalka dibadiisa yaysan isbiidka ka badin hadii aysanba dhaafayn Mucaaradnimada” ayuu yiri Wasiir Daahir Maxamuud Geelle.

Sidoo kale Wasiirka ayaa waxaa  uu sheegay in dadka diidan hanaanka dowladda ay wax u wado iyo kuwo hanka hogaamineed leh ay ku waangsan tahay in la isk hor fariisto oo laga wada hadlo Aayaha Ummadda Soomaaliyed,isla markaana la dhameeyo wax kasto oo jira.

Hadalka Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda  Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa waxaa ku soo aadayaa,iyadoo shalay Magaalada Nairobi kulan ku yeesheen Siyaasiyiin Mucaarad ku ah dowladda Federalka ,isla markaana soo saaray War-murtiyeed ka kooban dhowr qodob oo qaarkood aad loogu dhaliilay dowladda iyo kuwo eedeeymo kala duwan loogu jeediyay.

- Advertisement -

 

Hoos ka Dhageyso Codka Daahir Maxamuud Geelle.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts