HomeMaqalDhageyso:-Salaad Cali Jeelle oo ka hadlay Shirkii shalay ee Nairobi

Dhageyso:-Salaad Cali Jeelle oo ka hadlay Shirkii shalay ee Nairobi

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Salaad Cali Jeelle oo ah la Taliyaha Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxaa uu ka hadlay Shirkii shalay ka dhacay Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya,isla markaana aad loogu dhaliilay dowladda qodobadii ka soo baxay shirkaasi. Salaad Cali ayaa eedeeymo kala duwan u jeediyay Siyaasiyiintii u badnaa Mucaaradka dowladda ee ku shiray Nairobi,isla markaana ku […]

- Advertisement -

Salaad Cali Jeelle oo ah la Taliyaha Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxaa uu ka hadlay Shirkii shalay ka dhacay Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya,isla markaana aad loogu dhaliilay dowladda qodobadii ka soo baxay shirkaasi.

Salaad Cali ayaa eedeeymo kala duwan u jeediyay Siyaasiyiintii u badnaa Mucaaradka dowladda ee ku shiray Nairobi,isla markaana ku sheegay inay yihiin kuwo doonaya in dowladnimada dumiyaan oo aysan dooneyn wax xal ah.

- Advertisement -

Isaga oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu tilmaamay in Siyaasiyiintaas ay rabaan in Xukuumadda Meesha ka saaraan,isagoona xusay in Mucaaradka uu soo jiray tan iyo markii la doortay dowladda haatan jirta.

Salaad Cali Jeelle oo ah la Taliyaha Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo sheegay in Mucaaradka uu rabo in dowladda oo dhan ay isku qarbudanto,hayeeshee taasi aan la aqbali doonin.

 

- Advertisement -

Hoos ka Dhgeyso Codka Salaad Cali Jeelle.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories