HomeCaalamkaDaacish oo sheegatay mas’uuliyadda qaraxyadii ka dhacay Sri Lanka

Daacish oo sheegatay mas’uuliyadda qaraxyadii ka dhacay Sri Lanka

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Wakaalladda Wararka u faafisa Daacish ee AMAQ ayaa sheegatay inay iyagu ka dambeeyeen Weeraradii Is-qarxinta ee maalintii Axadda ee la soo dhaafay lala beegsaday Kaniisado iyo hoteeelo ku yaalla caasimadda dalkaasi ee Kolombo, oo ay 321-qof ku geeriyootay, halka in ka badan 500 oo kalena ku dhaawacmeen.

Daacish waxay kaloo sheegeen in Dagaalamaayaal ka tirsan Kooxdooda qaadeen weeraradaasi oo lala beegsaday xubno ka tirsan Isbahaysiga Maraykanka iyo dadka Kirishtaanka, waa sida ay hadalka u dhigeen.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Wasiirka caafimaadka, ahna afhayeenka Dowladda dalkaasi, ahna Afhayeenka Dowladda Sri Lanka, Rajitha Senaratane ayaa sheegay in xubnihii fuliyey Is-qarxinta inay dhamaantooda ahaayeen Muwaadiniin u dhasahy Sri Lanka, iyadoo la tuhunsan yahay inay Kooxda Tawxiit Jamaatha ka dambeeyeen weeraradaasi.

Hay’addaha Ammaanka ee dalkaasi waxay sheegeen in la xiray ilaa 40 Eedeysane, oo uu ku jiro Dareewalkii waday gaarigii ay adeegsadeen kooxihii fuliyey qaraxyadaasi.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories