HomeWararBiriq kusoo dhacday deegaan ka tirsan Gobolka Baay iyo Khasaaro ka dhashay

Biriq kusoo dhacday deegaan ka tirsan Gobolka Baay iyo Khasaaro ka dhashay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Baay gaar ahaan deegaan lagu magacaabo Kanaanax ayaa waxa ay ku waramayaan in halkaasi ay biriq soo dhacday dad ku dhishay. Saacadaihii lasoo dhaafay ayaa Roob waxa uu ka da’ayay deegaano iyo degmooyin ka tirsan Gobolka Baay,waxaan biriqda ay sababtay geerida hal ruux iyo dhaawaca saddex qof oo kale sida […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Baay gaar ahaan deegaan lagu magacaabo Kanaanax ayaa waxa ay ku waramayaan in halkaasi ay biriq soo dhacday dad ku dhishay.

Saacadaihii lasoo dhaafay ayaa Roob waxa uu ka da’ayay deegaano iyo degmooyin ka tirsan Gobolka Baay,waxaan biriqda ay sababtay geerida hal ruux iyo dhaawaca saddex qof oo kale sida ay Dalsan u sheegeen dadka deegaanka.

- Advertisement -

Sidoo kale dadka iyo duunyada ayaa ku diirsaday Roobkii halkaasi ka da’day,waxaana dadkii ku dhaawacmay biriqda loo sameeyay gurmad deg deg ah.

Gobolada qaar ee dalka ayaa waxaa haatan ka jirta Biyo la’aan baahsan iyo abaaro,isla markaana waxaa deegaano dhowr ah maalmihii la soo dhaafay laga tukanayay Salaad roob-doon ah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts