HomeCaalamkaWasiir Yuhuudi iyo dad kale oo xoog ku galay Masjidka Al-Aqsa, si...

Wasiir Yuhuudi iyo dad kale oo xoog ku galay Masjidka Al-Aqsa, si ay ugu dabaal-degaan

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Wasiirka Beeraha ee Yuhuudda, Uri Aryel oo ay wehliyaan ila 170 Yuhuudda xoogga lagu dejiyey dhulalka la-haysto ee Reer Falastiin waxay maanta xoog ku galeen Masjidka Al-aqsa ee Bariga magaalladda Quddus-ta L-haysto.

Sarkaal u hadlay Maamulka Falastiin ayaa sheegay in Wasiirkaasi iyo dadkii la socday ay Masjidka Al-aqsa ku dhigteen Dabaaldegga dadka Yuhuudda ee Passover.

- Advertisement -

Askar ayaa gelbinaysay Wasiirka iyo dadkii la socday, waxayna Kooxaha Yuhuudda ugu baaqeen Taageerayaashooda inay ku kulmaan dhismaha Masjidka Al-aqsa muddada halka 7-aad ee ay u dabaal degayaan Munaasabad-diimeedkooda ee Passover.

Sannadkii la soo dhaafay, xilligan oo kale, in ka badan 1,500 qof o oYuhuudda la dejiyey dhulalka la-haysto ee Reer Falastiin waxay xoog ku galeen Dhismaha Masjidka Alaqsa oo ay ku sugnaayeen muddadii ay socotay dabaal-degooda.

Yuhuudda waxay qabsadeen Bariga magaalladda Quddus muddadii uu socday dagaalkii Bariga Dhexe ee sannadkii 1967-kii, balse waxay sannadkii 1981-kii sheegteen inay Quddus tahay Caasimadda Yuhuudda, balse tallaabadaasi marnaba ma aqoonsanin Beesha Caalamka.

- Advertisement -

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories