HomeCaalamkaTaliye cusub oo loo magacaabay Ciidanka Ilaaladda Kacaanka Iiraan

Taliye cusub oo loo magacaabay Ciidanka Ilaaladda Kacaanka Iiraan

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Hoggaamiyaha Sare ee dalkaasi, Aayatullaahi Cali Khamanii ayaa waxa uu Jeneral Xueen Salami u magacaabay Taliyaha Cusub ee Ciiddanka Ilaaladda Kacaanka Iiraan, kaasi oo bedeli doona Taliyihii hore, Jeneral Maxamed Cali Jacfari o oxilkaasi hayey tan iyo bishi iSeptember ee sannadkii 2007-dii. Taliyaha Cuusb oo 59-jir ah waxa u ubishii Janaayo sheegeen inay Israel ka […]

- Advertisement -

Hoggaamiyaha Sare ee dalkaasi, Aayatullaahi Cali Khamanii ayaa waxa uu Jeneral Xueen Salami u magacaabay Taliyaha Cusub ee Ciiddanka Ilaaladda Kacaanka Iiraan, kaasi oo bedeli doona Taliyihii hore, Jeneral Maxamed Cali Jacfari o oxilkaasi hayey tan iyo bishi iSeptember ee sannadkii 2007-dii.

Taliyaha Cuusb oo 59-jir ah waxa u ubishii Janaayo sheegeen inay Israel ka tirtiri doonaan Maabka Siyaasadeed ee Caalamka.

- Advertisement -

Magacaabistiisa ayaa timid, iyadoo uu Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump sheegay bishan 8-dii inuu Ciiddanka Ilaaladda Kacaanka Iiraan u aqoonsaday Urur Argagixiso, halka ay Dowladda Iiraan sheegtay inay Taliska Ciiddanka Dhexe ee Maraykanka iyo dowladda Mraaykanka u aqoonsanayaan inay maalgeliyaan Kooxaha Argagixisadda ee Caalamka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories