HomeCaalamkaGolaha Milliteriga Suudaan oo u digay Dibadbaxayaasha xayiray Waddooyinka

Golaha Milliteriga Suudaan oo u digay Dibadbaxayaasha xayiray Waddooyinka

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Meta Oo Wajahaysa Dacwad $1.4 Tirilyan Ah

Shirkadda Meta ayaa maxkamad federaal ah kula kulmaysa 29 gobol oo Mareykanka ah, kuwaas oo ku eedeeyay inay Facebook iyo Instagram si ula kac ah uga dhigtay baro dhalinyarada ku dhejiya,

Trump Oo Sharciga U Arka Caqabad Ku Hortaagan Xil Saddexaad

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu jeclaan lahaa inuu mar saddexaad u tartamo xilka madaxweynaha, balse uu qiray in sharciga Mareykanka uu arrintaasi caqabad ku yahay.

Trump oo si qarsoodi ah uga baxay Turkiga kadib hanjabaad Iran ah

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa la sheegay inuu si qarsoodi ah uga baxay Turkiga isagoo raacay diyaarad militari oo kale,

Dhul-gariir 7.4 Ah Oo Burburiyay Cathedral-ka Manizales

Dhul-gariir cabbirkiisu yahay 7.4 ayaa ku dhuftay Colombia, iyadoo magaalada Manizales laga soo sheegay burbur iyo waxyeello soo gaartay Cathedral taariikhi ah.

Hadal ka soo baxay Golaha TMC ee haya talada dalakaasi waxa uu maanta u digay dibadbaxayaasha xayira Waddooyinka iyo dhaqdhaqaaqa Muwaadiniinta, xilli ay Dibadbaxayaashu sii wadaan Dibadbaxyadii ku khasabtay Madaxweynihii hore, Cumar Xasan Albashiir inuu xilak ka dego. Goluhu waxay kaloo sheegeen inaan la oggolaan doonin inay dadka da’da yar ku tababar qaataan doorka Ciiddanka […]

- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Golaha TMC ee haya talada dalakaasi waxa uu maanta u digay dibadbaxayaasha xayira Waddooyinka iyo dhaqdhaqaaqa Muwaadiniinta, xilli ay Dibadbaxayaashu sii wadaan Dibadbaxyadii ku khasabtay Madaxweynihii hore, Cumar Xasan Albashiir inuu xilak ka dego.

Goluhu waxay kaloo sheegeen inaan la oggolaan doonin inay dadka da’da yar ku tababar qaataan doorka Ciiddanka Ammaanka iyo kuwa Adeegga Ammaanka, isla markaana ay tahay mid xadgudub ku ah Sharciga.

- Advertisement -

Golaha TM iyo Mucaaradka waxay tan iyo shalay is-dhaafsanayeen hanjabaadyo, iyadoo Ururka Xirfadlayaasha Suudaan ee SPA  ee abaabulay Dibadbaxyadda waxay sheegeen inay joojin doonaan Wada-xaajoodkii ay la lahaayeen Golaha Milliteriga ee haya Talada dalkaasi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories