HomeMaqalDhageyso:-War-murtiyeed laga soo saaray Shirkii Nairobi ku yeesheen Siyaasiyiin iyo Mas’uuliyiin kale

Dhageyso:-War-murtiyeed laga soo saaray Shirkii Nairobi ku yeesheen Siyaasiyiin iyo Mas’uuliyiin kale

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya ayaa Maanta waxaa kulan ku yeeshay Xildhibaano ka tirsan labada Golle ee Baarlamaanka,xubno kamid ah xisbiyada Siyaasadeed ee dalka iyo Mas’uuliyiin xilala kala duwan ka soo qabtay dowladda Soomaaliya. Kulankaan ayaa markii uu soo dhammaaday waxaa laga soo saaray War-mutiyeed ka kooban dhowr qodob,isla markaana waxaa ku jira kuwa […]

- Advertisement -

Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya ayaa Maanta waxaa kulan ku yeeshay Xildhibaano ka tirsan labada Golle ee Baarlamaanka,xubno kamid ah xisbiyada Siyaasadeed ee dalka iyo Mas’uuliyiin xilala kala duwan ka soo qabtay dowladda Soomaaliya.

Kulankaan ayaa markii uu soo dhammaaday waxaa laga soo saaray War-mutiyeed ka kooban dhowr qodob,isla markaana waxaa ku jira kuwa aad loogu dhaliilay dowladda Federaalka.

- Advertisement -

Mas’uuliyiinta ka qeybgashay kulankaas ayaa waxaa kamid ah ahaa Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi faarax siciid Juxa,Hogaamiyeyaasha Xisbiyada Wadajir, Ilays,Xildhibaan Cabduqaadir Cosoble,wasiiro horey oo xilala kala duwan ka soo qabtay dowladda,Taliyihii hore ee NISA Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe iyo Mas’uuliyiin kale oo Caan ka dalka Soomaaliya.

Cabdinuur Sheekh Maxamed oo mar soo noqday Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya ayaa warbaahinta u Akhriyay War-martiyeedka ka soo baxay Kulankii Maanta ka dhacay Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories