HomeCaalamkaSawirro:-Qarixii 8-aad oo ka dhacay Sri Lanka iyo Barihii bulshadda oo la...

Sawirro:-Qarixii 8-aad oo ka dhacay Sri Lanka iyo Barihii bulshadda oo la xiray

Date:

Related stories

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...

Mogadishu sees lull in fighting after mediation

Clashes between Somali government forces and opposition-aligned groups in...

Police say no protest allowed as fighting erupts in Mogadishu

Police in Somalia's capital Mogadishu said security forces were...
- Advertisement -

Dowladda dalkaasi waxay ku dhawaaqday Bandow, kadib, markii ay 8 qarax ka dhaceen caasimadda dalkaasi ee Kolombo.

Dhismooyin Kaniisado iyo Hoteelo ayaa la beegsaday, iyadoo la sheegay in ka badan 140 qof lagu dilay, halka in ka badan 500 oo kalena lagu dhawaacay.

- Advertisement -

Wasiirka Difaaca ee dalkaasi, Ruwan

Wijewardene oo Suxufiyiinta kula hadlay caasimadda dalkaasi ee Kolombo ayaa sheegay in la soo rogay Bandow socon doonaa 6-da maqribnimo ee maanta ilaa 6-da aroornimo ee berrito oo Isniin ah.

Boliska dalkaasi waxay sheegeen inay 8 qarax ka dhaceen caasimadda Kolombo, iyadoo qarixii ugu dambeeyey lala beegsaday  Deegaanka Dematagoda ee Waqooyiga Caasimadda.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Saraakiisha Dowladda waxay sheegeen in la xayiray dhamaan Baraha Bulshadda ee gudaha dalkaasi, si looga hortago in lagu faafiyo wararka borobogaandada iyo in la abuuro qalalaaso.

Shabakadaha Warbaahinadda Bulshadda oo ay ku jiraan Facebook iyo WhatsApp-ka  ayaa la sheegay in gebbi ahaanlaga xayiray gudaha dalkaasi.

Caasimadda dalka Sri Lanka ee Kolombo waxay maanta u ahayd maalin wehel u noqotay Qaraxyo, iyadoo inta badan qaraxyadda lala beegsaday Kaniisado iyo Hoteelo loogu dabaal-degayey Maalinta ay dadka Kirishtaanka u yaqaano “The Sunday Easter”.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories