HomeCaalamkaQaraxyo laga maqlay Libya iyo Garoonkii Diyaaradaha Tripoli oo la xiray

Qaraxyo laga maqlay Libya iyo Garoonkii Diyaaradaha Tripoli oo la xiray

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Meta Oo Wajahaysa Dacwad $1.4 Tirilyan Ah

Shirkadda Meta ayaa maxkamad federaal ah kula kulmaysa 29 gobol oo Mareykanka ah, kuwaas oo ku eedeeyay inay Facebook iyo Instagram si ula kac ah uga dhigtay baro dhalinyarada ku dhejiya,

Trump Oo Sharciga U Arka Caqabad Ku Hortaagan Xil Saddexaad

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu jeclaan lahaa inuu mar saddexaad u tartamo xilka madaxweynaha, balse uu qiray in sharciga Mareykanka uu arrintaasi caqabad ku yahay.

Trump oo si qarsoodi ah uga baxay Turkiga kadib hanjabaad Iran ah

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa la sheegay inuu si qarsoodi ah uga baxay Turkiga isagoo raacay diyaarad militari oo kale,

Dhul-gariir 7.4 Ah Oo Burburiyay Cathedral-ka Manizales

Dhul-gariir cabbirkiisu yahay 7.4 ayaa ku dhuftay Colombia, iyadoo magaalada Manizales laga soo sheegay burbur iyo waxyeello soo gaartay Cathedral taariikhi ah.

Dhowr duqeymo Diyaaradeed iyo qaraxyo ayaa la sheegay inay saqdii dhexe xalay ruxeen magaalladda Tripoli, iyadoo la maqlayey guuxa Diyaaradeed, ka hor intaysan dhicin duqeymahaasi. Ciiddanka Dowladda ay QM aqoonsan tahay ayaa la sheegay inay Sawaariikhda Lidka Diyaaradaha u adeegsadeen, si ay isaga caabiyaan Diyaaradaha weerarka soo qaaday oo ay leeyihiin Ciiddanka daacadda u ah […]

- Advertisement -

Dhowr duqeymo Diyaaradeed iyo qaraxyo ayaa la sheegay inay saqdii dhexe xalay ruxeen magaalladda Tripoli, iyadoo la maqlayey guuxa Diyaaradeed, ka hor intaysan dhicin duqeymahaasi.

Ciiddanka Dowladda ay QM aqoonsan tahay ayaa la sheegay inay Sawaariikhda Lidka Diyaaradaha u adeegsadeen, si ay isaga caabiyaan Diyaaradaha weerarka soo qaaday oo ay leeyihiin Ciiddanka daacadda u ah Jeneral Khaliifa Xaftar.

- Advertisement -

Dadka deegaanka waxay tiriyeen dhowr duqeyn gantaal, oo mid ka mid ah u muuqday inuu ku habsaday Xero ay leeyihiin Ciiddanka Dowladda oo ku taalla Degmadda Sabaa ee Koonfurta Tripoli.

Dhinaca kale, Garoonka Caalamiga ee Diyaaradaha ee magaalladda Tripoli ayaa la sheegay in albaabadda loo laabay, sababo dhinaca Ammaanka.

Qoraal la soo dhigay Barta Twitterka ee Graoonka Maciitiqah ayaa lagu sheegay in sababo dhanka ammaanka loo xiray Garoonkaasi, oo ahaa kan keliya ee Caalamiga ee ku yaalla caasimadda dalkaasi ee Tripoli.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories