HomeCaalamkaDhowr qof oo loo xiray qaraxyadii ka dhacay dalka Sri lanka

Dhowr qof oo loo xiray qaraxyadii ka dhacay dalka Sri lanka

Date:

Related stories

Beesha Caalamka Oo Warbixin Ka Heshay Doorashada Soomaaliya

Guddiga Madax-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa Muqdisho kulan xogsiin ah kula yeeshay safiirrada iyo wakiillada beesha caalamka,

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

madaxweynaha Koonfur Sudan Oo Beddelay Guddoomiyihii Baanka Dhexe

Madaxweynaha Koonfur Sudan Salva Kiir oo xilka ka qaaday guddoomiyihii baanka dhexe Johnny Ohisa, isagoo bedel u magacaabay Addis Ababa Othow.

Trump oo dadka weydiiyay wax aan dhicin

Trump oo mar kale sheegay in dabayl la'aan ay sababtay in dadka aysan daawan karin dood siyaasadeed 2024. Khubaradu waxay sheegayaan in aanay jirin caddeyn muujinaysa dhacdadaas.

Maqaayad Xalaal Ah Oo Kala Qaybisay Faransiiska

Dagaal ku saabsan makhaayad digaag xalaal ah oo Paris ka taal ayaa noqday astaan u ah kala qaybsanaanta siyaasadeed ee Faransiiska, iyadoo u dhexeeya duqa Sooshaalistaha iyo xisbiga far-left ee France Unbowed.

Wasiirka Difaaca ee dalkaasi ayaa sheegay in 7 Eedeysane loo xiray qaraxyadii xiriirka ahaa ee ay ku geeriyoodeen ku-dhawaad 200 oo qof, laguna dhaawacay 400 oo kale. Qaraxyaddii maanta ayaana noqday kuwi iugu dhimashada badnaa tan iyo markii uu dhamaaday Dagaalka sokeeye ee dalka Sri Lanka 10-sanno ka hor. Wasiirka Difaaca ee dalkaasi, Ruwan Wijewardena […]

- Advertisement -

Wasiirka Difaaca ee dalkaasi ayaa sheegay in 7 Eedeysane loo xiray qaraxyadii xiriirka ahaa ee ay ku geeriyoodeen ku-dhawaad 200 oo qof, laguna dhaawacay 400 oo kale.

Qaraxyaddii maanta ayaana noqday kuwi iugu dhimashada badnaa tan iyo markii uu dhamaaday Dagaalka sokeeye ee dalka Sri Lanka 10-sanno ka hor.

- Advertisement -

Wasiirka Difaaca ee dalkaasi, Ruwan Wijewardena ayaa sheegay inay xireen 7 qof oo lagu tuhunsan yahay inay ku lug lahaayeen qaraxyada lala beegsaday Kaniisado iyo Hoteelo ku yaalla bartamaha caasimadda dalkaasi ee Kolombo.

Ugu yaraabn 35 qof oo shisheeye ah ayaa ku geeriyootay qaraxyadaasi, iyadoo Wakaalladda Wararka AFP sheegtay in  Dalxiisayaal u kala dhashay dalalka Maraykanka, Britain, Japan, Holland iyo Portuqiis ku geeriyodoeen Qaraxyadaasi.

Sarkaal ka hawlgala mid ka mid ah Hoteelladda la weeraray ayaa sheegay in Nin isku soo xiray waxyaabaha qarxa  uu isku dhex qarxiyey dad ku cunteynayey  Hoteelka Kinnaon Garand.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories