HomeCaalamkaDEG DEG:-Qarax 7-aad oo Goor dhow ka dhacay dalka Sri Lanka

DEG DEG:-Qarax 7-aad oo Goor dhow ka dhacay dalka Sri Lanka

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Jugta qarax Goordhow waxaa laga maqlay deegaanka Deliwala oo ku yaalla Magaalada Colombes ee dalka Sri Lanka,kaasi  oo sababay Khasaaro kala duwan.

Qaraxaan ayaa waxaa uu noqonayaa midkii 7-aad ee Maanta ka dhaca gudaha dalka Sri Lanka,kadib markii waabaragii hore ee Saakay Silsilado qaraxyo oo gaaraya ilaa 6 qarax lala beegsaday Hoteelo Casri ah iyo Kaniisado ku yaalla dalkaasi.

- Advertisement -

Qaraxaan ayaa si gaar ah waxa uga dhacay Xarun lagu haayo Xeywaanada duur joogta ah eek u taalla deegaanka Deliwala,isla markaana waxaa ku geetiyooday 2 qof,hayeeshee qaraxaan ayaa waxaa kusoo aadaya iyadoo weli lagu mashquulsan yahay kuwii hore ee ka dhacay dalkaasi.

Sidoo kale waxaa sii kordhaya khasaaraha ka dhashay qaraxyadii lala beegsaday Hoteelo Casri ah iyo Kaniisado,waxaana dhimasho haatan ay mareysanaa 1 56,iyadoona ay ku jiraan 35 shisheeye ah oo wadamo kale u dhasha,halka dhaawacana uu ka badan yahay 250 qof.

Laamaha amniga dalka Sri Lanka ayaa ku dhawaaqay Bandow.

- Advertisement -

 

La soco wixii kusoo kordha Wararkan Insha Allaah   

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories