HomeCaalamkaDalxiisayaashii ku dhaawacmay shil ka dhacay Bortiqiiska oo loo duuliyey dalkooda hooyo

Dalxiisayaashii ku dhaawacmay shil ka dhacay Bortiqiiska oo loo duuliyey dalkooda hooyo

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Diyaarad Milliteri ee nooca Caafimaadka oo laga leeyahay dalka Jarmalka ayaa caga-dhigatay Jesiiradda Madeyra ee dalka Bortiqiiska, si loogu qaado dadkii ka badbaaday shilkaasi oo ay 29 qof ku geeriyootay. Diyaaradda waxaa racaay 12 dhaawcnaa, iyadoo 11 kalena laga soo saaray Isbitaalladii lagu daaweynayey. Dareewalkii u dhashay Bortiqiiska iyo niniinkii hagayey Dalxiisayaasha ayaa ka mdi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Diyaarad Milliteri ee nooca Caafimaadka oo laga leeyahay dalka Jarmalka ayaa caga-dhigatay Jesiiradda Madeyra ee dalka Bortiqiiska, si loogu qaado dadkii ka badbaaday shilkaasi oo ay 29 qof ku geeriyootay.

Diyaaradda waxaa racaay 12 dhaawcnaa, iyadoo 11 kalena laga soo saaray Isbitaalladii lagu daaweynayey.

- Advertisement -

Dareewalkii u dhashay Bortiqiiska iyo niniinkii hagayey Dalxiisayaasha ayaa ka mdi ahaa 27-kii qof ee ku dhawacmay shilkaasi, waxaana lagu hayaa Isbitaal lagu daaweynayo.

Shirkadda leh Baska shilka galay ayaa sheegay inay Baraayaasha kala shaqeynayaan waxa dhaliyey shilkaasi oo ay ku geeriyoodeen 17 haween iyo 12-rag, kuwaasi oo badankooda ahaa dad hawlgab noqday

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts