HomeCaalamkaDiyaaradaha Isbahaysiga Sacuudiga oo duqeeyey Xero ku dhex taalla Madaxtooyadii hore ee...

Diyaaradaha Isbahaysiga Sacuudiga oo duqeeyey Xero ku dhex taalla Madaxtooyadii hore ee Yemen

Date:

Related stories

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...
- Advertisement -

Diyaaradaha Isbahaysiga Sacuudiga ayaa la sheegay inay bilaabeen Hawlgal ay ku burburinayaan Shabakadaha iyo Awoodaha Darooneska ee Maleeshiyadda Xuutiyiinta ku leeyihiin Xero ay ka dhisteen Qasrigii hore ee Madaxtooyadda oo ku yaalla caasimadda dalkaasi ee Sanca.

Warbaahinta Dowladda Sacuudiga ayaa sheegay inuu bilowday Hawlgalkaasi, balse faahfaahin kale lagama bixinin weeraradda cusub ee lagu hayo Xarumaha Kooxda Xuutiyiinta oo iyagu Caasimadda Sanca la wadaagay dabayaaqadii sannadkii 2014-kii.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Dabley aan la aqoonin ayaa waxay toogasho ku dileen Sarkaal ka tirsan Hay’addaha Ammaanka ee Dowladda Yemen oo lagu magacaabi jirey Maxamuud Xumeydi, lana dhawaacay qaar ka tirsan ciiddankii la socday.

Dabley aan la aqoonsanin ayaa la  la sheegay inay jidka u galeen Kolonyo ay la socdeen Ciiddankaasi oo marayey Deegaanka Waadi Madaam oo 256 KM dhanka Koonfurta kaga toosan caasimadda dalkaasi ee Sanca.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories