HomeMaqalDhageyso:-Howlgal xalay laga sameeyay Magaalada Baladweyne

Dhageyso:-Howlgal xalay laga sameeyay Magaalada Baladweyne

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Ciidanka Hay’adda nabadsugida iyo Sirdoon Qaranka Soomaaliyeed ee NISA gaar ahan kuwa ku sugan Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa xalay waxa ay howlgal ka sameeyeen Xaafado ka tirsan Magaaladaasi. Ciidamada ayaa howlgalka ka sameeyay inta badan Xaafadaha ay ka kooban tahay Baladweyne,isla markaana ku baarayay dadka iyo gaadiidka isticmaala Wadooyinka ku yaalla halkaasi. […]

- Advertisement -

Ciidanka Hay’adda nabadsugida iyo Sirdoon Qaranka Soomaaliyeed ee NISA gaar ahan kuwa ku sugan Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa xalay waxa ay howlgal ka sameeyeen Xaafado ka tirsan Magaaladaasi.

Ciidamada ayaa howlgalka ka sameeyay inta badan Xaafadaha ay ka kooban tahay Baladweyne,isla markaana ku baarayay dadka iyo gaadiidka isticmaala Wadooyinka ku yaalla halkaasi.

- Advertisement -

Dadka deegaanka ayaa waxaa ay sheegeen in howlgalka inta uu socday uu hakad galay isku socda dadka iyo ganacsiga meela qaar,hayeehsee markii dambe uu dib u soo laabtay.

Guddoomiye kuxigeenka amniga iyo siyaasadda Gobolka Hiiraan C/raxiin Maxamed Taakooy oo warbaahinta la hadlay ayaa waxaa uu sheegay in howlgalka xalay laga sameeyay Baladweyne uu ahaa mid amniga lagu xaqiijinayo.

Howlgalkii xalay laga sameeyay gudaha Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa kusoo aadaya,iyadoo halkaasi mararka qaar ay ka dhacaan falal amnidarro.

- Advertisement -

Hoos ka Dhageyso Codka Hiiraan C/raxiin Maxamed Taakooy.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories