HomeCaalamka13-qof oo lagu dilay toogasho ka dhacday Meksiko

13-qof oo lagu dilay toogasho ka dhacday Meksiko

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Dabley hubeysan ayaa la sheegay inay dadkaasi ku toogteen  xaflad ka socotay Gobalka Ferakus ee Bariga dalkaasi . Warbaahinta Maxaliga ee dalkaasi waxay sheegeen in dadka la toogtay kala ahaayeen 7 nin, 5 hawen iyo ilmo yar, iyadoo 4 kalena la dhaawacay. Dableyda ayaa la sehegay inay tageen Xafladda, iyagoo baadi-goobayey mid ka mid ah […]

- Advertisement -

Dabley hubeysan ayaa la sheegay inay dadkaasi ku toogteen  xaflad ka socotay Gobalka Ferakus ee Bariga dalkaasi .

Warbaahinta Maxaliga ee dalkaasi waxay sheegeen in dadka la toogtay kala ahaayeen 7 nin, 5 hawen iyo ilmo yar, iyadoo 4 kalena la dhaawacay.

- Advertisement -

Dableyda ayaa la sehegay inay tageen Xafladda, iyagoo baadi-goobayey mid ka mid ah raga la dilay, kaasi oo Milkiile ka ahaa Baar ku yaalla Deegaankaasi.

Boliska dalkaasi waxay sheegeen inaysan kala caddayn ujeedada toogashadaasi, inkastoo Bariga dalka Meksiko lagu yaqaano Dembiyadda Abaabulan iyo dagaalka u dhexeeya Kooxaha ka ganacsada Daroogada.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories