HomeWararDhageyso:- Dab khasaare geystay oo ka kacay degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir

Dhageyso:- Dab khasaare geystay oo ka kacay degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir

Date:

Related stories

Cirro iyo Trump: Kulankii Washington Ka Dhici Waayay iyo sababta

Cirro oo booqashadiisii Mareykanka ku soo gabagabeeyay isaga oo aan la kulmin Trump, isla markaana aan helin ballanqaad rasmi ah oo aqoonsi.

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Dab geystay khasaare hantiyadeed ayaa ka kacay guri ku yaalla degmada Wadajir ee gobolka Banaadir,dabkaan ayaa waxa uu ka dhashay sida ay sheegen qoyska laha guriga gubtay koronto ku jirtay gurigga. Ma jirin khasaare nafeed oo uu geystay dabkaas hase’ahaatee waxaa bas belay dhamaan qeybaha guriga iyo alaabtii uu qoysku ku nacfin jiray,iyada oo daminta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dab geystay khasaare hantiyadeed ayaa ka kacay guri ku yaalla degmada Wadajir ee gobolka Banaadir,dabkaan ayaa waxa uu ka dhashay sida ay sheegen qoyska laha guriga gubtay koronto ku jirtay gurigga.

Ma jirin khasaare nafeed oo uu geystay dabkaas hase’ahaatee waxaa bas belay dhamaan qeybaha guriga iyo alaabtii uu qoysku ku nacfin jiray,iyada oo daminta dabka ay ka qeyb-qaateen dadka deegaanka iyo maamulka gobolka Banaadir.

- Advertisement -

Inta badan degmooyinka gobolka Banaadir ayaa waxaa ka kaca dab sababa khasaaro hantiyadeed in kasta oo ay yartahay tan nafeed waxaana dabkaas badi sabab u noqda in uu kaco fiilooyinka xambara Korontada.

Halkaan Ka Dhageyso Codka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts