HomeCaalamkaSawirro:-Madaxweyne ku-xigeenka cusub ee Suudaan oo la kulmay Diplomaasiyiin Reer Galbeed ah

Sawirro:-Madaxweyne ku-xigeenka cusub ee Suudaan oo la kulmay Diplomaasiyiin Reer Galbeed ah

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne-ku-xigeenka, ahna Ku-xigeenka Madaxa Golaha Milliteriga ee haya Talada dalka Suudaan, Jeneral Maxamed Xamdaan “Xemeti” waxa uu dhowr Danjirayaal Caalami ah kula kulmay Qasriga Jamhuuriga oo ku yaalla magaalladda Khaartuum. Wakaalladda Wararka Suudaan ee SUNA ayaa sheegtay inuu Madaxweyne-ku-xigeenka la kulmay Hawl-fuliyaha Safaaradda Maraykanka ku leedahay Suudaan, Steven Koutsis, wuxuuna warbixin ka siiyey xaalladihii ugu […]

- Advertisement -

Madaxweyne-ku-xigeenka, ahna Ku-xigeenka Madaxa Golaha Milliteriga ee haya Talada dalka Suudaan, Jeneral Maxamed Xamdaan “Xemeti” waxa uu dhowr Danjirayaal Caalami ah kula kulmay Qasriga Jamhuuriga oo ku yaalla magaalladda Khaartuum.

Wakaalladda Wararka Suudaan ee SUNA ayaa sheegtay inuu Madaxweyne-ku-xigeenka la kulmay Hawl-fuliyaha Safaaradda Maraykanka ku leedahay Suudaan, Steven Koutsis, wuxuuna warbixin ka siiyey xaalladihii ugu dambeeyey ee dalka Suudaan, sababihii loo dhisay Golaha KMG ee Milliteriga ee talada kala wareegeen Madaxweynihii hore iyo tallaabooyinka lagu sugayo Ammaanka iyo Deganaanshaha Suudan.

- Advertisement -

Madaxweyne-ku-xigeenka cusub ee dalka Suudaan, Jeneral Maxamed Xamdaan “Xemeti” waxa kaloo uu si kala gaar-gaar ah u qaabilay Danjirayaasha Ururka Midowga Europe, British iyo Holland u jooga magaalladda Khartuum, isagoo kala hadlay Xaalladda Amaanka iyo Qorshaha Golaha Milliteriga ee xilliga Kal-guurka Siyasaadeed iyo dhismaha Dowlad KMG oo ay Rayid ah.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories