HomeCaalamkaTaliye cusub oo loo magacaabay Milliteriga dalka Suudaan

Taliye cusub oo loo magacaabay Milliteriga dalka Suudaan

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Golaha Milliteriga ee haya Talada dalkaasi waxay sheegeen inay Dib-u-habayn ku sameeyeen Taliska Milliteriga,isla markaana ay  magacaabeen Taliye Cusub. Jeneral Haashim C/madalib Axmed Babakar ayaana loo magacaabay Taliyaha Ciiddanka dalkaasi, waxaana Ku-xigeenkiisa loo magacaabay Jeneral Maxamed Othmaan Al-xueen. Dhinaca kale, Dibadbaxayaasha waxay maanta is-hor taageen Isku-day ay Ciioddamadda ku kala kaxayn lahaayeen Dibadbaxayaasha weli fadhiya […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Golaha Milliteriga ee haya Talada dalkaasi waxay sheegeen inay Dib-u-habayn ku sameeyeen Taliska Milliteriga,isla markaana ay  magacaabeen Taliye Cusub.

Jeneral Haashim C/madalib Axmed Babakar ayaana loo magacaabay Taliyaha Ciiddanka dalkaasi, waxaana Ku-xigeenkiisa loo magacaabay Jeneral Maxamed Othmaan Al-xueen.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Dibadbaxayaasha waxay maanta is-hor taageen Isku-day ay Ciioddamadda ku kala kaxayn lahaayeen Dibadbaxayaasha weli fadhiya agagaarka Xarunta Dhexe ee Wasaaradda Difaaca oo ku taalla caasimadda dalkaasi ee Khartoum.

Ciiddamo ayaa lagu ururiyey saddexda dhinac halka ay Dibadbaaxyaasha fadhiyaan, si ay u qaadaan dhagxaanta iyo biraha jidgooyadda u ahaa Dibadbaxayaasha, balse, Dibadbaxayaaha waxay is-qabsadeen gacmaha, si ay uga hor tagaan qorshaha Ciiddanka.

Dibadbaxayaasha oo tiradooda lagu qiyaasay shan kun oo qof, kuwaasi oo ku dhawaaqayo “Xorriyad iyo Kacan”.

- Advertisement -

Kooxda ugu weyn Dibadbaxayaasha Mucaaradka ee Ururka Xirfadlayda ee SPA waxay soo saareen baaq degdeg ah, oo ay Dibadbaxayaasha kaga codsadeen inay ku soo biiraan dibadbaxyadda fadhiya agagaarka Xarunta Wasaaradda Difaaca.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts