HomeCaalamkaMadaxweynaha Falastiin oo ku dhawaaqay Xukuumad Cusub

Madaxweynaha Falastiin oo ku dhawaaqay Xukuumad Cusub

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Madaxweyne Maxaamuud Cabaas Abu Maasim waxa uu ku dhawaaqay Xukuumad ay garwadeen ka yihiin Xisbigiisa Al-fatax ee muddada dheer hayey talada Maamulkaasi oo gacanta ku haya Dhulalka Daanta Galbeed ee la-haysto. Xukuumadda cusub oo ka kooban 22 Wasiir waxaa Ra’isul-wasaare ka ah Maxamed Shatayeh, iyadoo Madaxda Dhaqdhaqaaqa XAMAAS ee ka taliya deegaanadda Marinka Qasa ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne Maxaamuud Cabaas Abu Maasim waxa uu ku dhawaaqay Xukuumad ay garwadeen ka yihiin Xisbigiisa Al-fatax ee muddada dheer hayey talada Maamulkaasi oo gacanta ku haya Dhulalka Daanta Galbeed ee la-haysto.

Xukuumadda cusub oo ka kooban 22 Wasiir waxaa Ra’isul-wasaare ka ah Maxamed Shatayeh, iyadoo Madaxda Dhaqdhaqaaqa XAMAAS ee ka taliya deegaanadda Marinka Qasa ay mucaaradeen magacaabistaasi.

- Advertisement -

Shan ka mid ah Xukuumadda Cusub waxay ka mid ahaayeen Xukuumadii hore oo iyagu weli haya Xilalkooda, waxaana ka mid ah Wasiirka Arrimaha Dibedda, Riyaad Al-maalik, Wasiirka Maaliyadda, Shukri Bishaara, Warfaafinta, Nabiil Abu Rudeynah, Dalxiiska, Rola Maayaa iyo Ra’isul-wasaare-ku-xigeenka, Ziyaad Abu Caamir.

Xukuumadda cusub ee Falastiin ayaa la dhisay, kadib, markii uu Ra’isul-wasaarihii hore Raami Xamdallah uu iska casilay xilkaasi bishii Janaayo ee la soo dhaafay.

Waxayna is-casilaadaasi timid, kadib, markii laga guul-daraystay Wada-xaajood Dib-u-heshiisiin oo u  dhexeeyey Xisbiga All-fatax iyo Dhaqdhaqaaqa XAMAAS.

- Advertisement -

Madaxweynaha Maamulka Falastiin, Maxamuud Cabaas oo 83-jir ah waxa xilkaasi hayey tan iyo sannadkii 2005-tii.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts