HomeWararSawirro:-Banaanbax rabshado wata oo ka socda Magaalada Muqdisho

Sawirro:-Banaanbax rabshado wata oo ka socda Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Magaalada Muqdisho ayaa Maanta waxaa ka socda Banaanbax xoogan rabshado wata oo ay dhigayaan dad u badan dhalinyaro oo ah kuwa ka shaqeeysta Mooto Bajaajta,kaasi oo si gaar ah uga socda Isgoyska Howlwadaag ee Gobolka Banaadir. Banaanbaxaan ayaa yimid kadib markii saakay Askari ka tirsan Ciidanka Booliska uu Isgoyska howlwadaag ku dilay Darawal Mooto Bajaajle […]

- Advertisement -

Magaalada Muqdisho ayaa Maanta waxaa ka socda Banaanbax xoogan rabshado wata oo ay dhigayaan dad u badan dhalinyaro oo ah kuwa ka shaqeeysta Mooto Bajaajta,kaasi oo si gaar ah uga socda Isgoyska Howlwadaag ee Gobolka Banaadir.

Banaanbaxaan ayaa yimid kadib markii saakay Askari ka tirsan Ciidanka Booliska uu Isgoyska howlwadaag ku dilay Darawal Mooto Bajaajle ahaa iyo wiil Dhalinyaro ah oo saarnaa Mootada.

- Advertisement -

Sidoo kale dadka dhigaaya banaanbaxa ayaa Wadooyinka ku gubaya taayaro waaweyn,waxaana mararka qaar la maqlayaa rasaas ay ridayan Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories