HomeCaalamkaDifaaca Syria oo burburiyey Gantaalo ay Yuhuudda ku soo weerareen

Difaaca Syria oo burburiyey Gantaalo ay Yuhuudda ku soo weerareen

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Diyaaradaha Dagaalka Yuhuudda ayaa la sheegay inay Waaberigii saakayto duqeeyeen Fariisin Milliteri oo ku yaalla meel ku dhow Gobalka Xama ee dalka Syria. Telefishinka Dowladda Syria waxa uu sheegay inay Ciiddanak Difaaca Cirka qabteen, soona rideen qaar ka mid ah Gantaalladda ay Diyaaradaha Dagaalka Isreal soo tureen. Ilo Milliteri ayaa u sheegay Wakaalladda Wararka Syria […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Diyaaradaha Dagaalka Yuhuudda ayaa la sheegay inay Waaberigii saakayto duqeeyeen Fariisin Milliteri oo ku yaalla meel ku dhow Gobalka Xama ee dalka Syria.

Telefishinka Dowladda Syria waxa uu sheegay inay Ciiddanak Difaaca Cirka qabteen, soona rideen qaar ka mid ah Gantaalladda ay Diyaaradaha Dagaalka Isreal soo tureen.

- Advertisement -

Ilo Milliteri ayaa u sheegay Wakaalladda Wararka Syria ee SANA iyo Tv-ga Qaranka inay Diyaaradaha Yuhuudda beegsadeen mid ka mid ah Fariisimadda Milliteriga ku leeyihiin Degmadda Masyaf ee Gobalka Xama.

Duqeyntaasi oo la burburiyey ka hor intaysan gaarin hadafkooda waxaa ku dhaawacantay 3 Dagaalyahan, sida ay sheegtay Wakaalladda Wararka Syria ee SANA.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts