HomeMaqalDhageyso:-Madaxweyne Farmaajo oo si kulul uga hadlay Banaanbixii Maanta ka dhacay Muqdisho

Dhageyso:-Madaxweyne Farmaajo oo si kulul uga hadlay Banaanbixii Maanta ka dhacay Muqdisho

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxa uu si kulul uga hadlay Banaanbixii Maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho,kaasi oo ay dhigeen dad u bdanaa dhalinyarada kaxeeysa Mooto Bajaajta. Madaxweyne Farmaajo waxa uu sheegay in gudaha Magaalada ay ka dhaceyn wax aan fiicneyn,isla markaana laga gudbay mana la Aqbali doono in Banaanbax rabshado wata uu ka […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxa uu si kulul uga hadlay Banaanbixii Maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho,kaasi oo ay dhigeen dad u bdanaa dhalinyarada kaxeeysa Mooto Bajaajta.

Madaxweyne Farmaajo waxa uu sheegay in gudaha Magaalada ay ka dhaceyn wax aan fiicneyn,isla markaana laga gudbay mana la Aqbali doono in Banaanbax rabshado wata uu ka dhaco gudaha Muqdisho laguna burburiyay hanti ay leeyihiin Shacab Soomaaliyeed.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa uu sheegay Madaxweynaha in dowladda haatan jirta ay Cagta saartay wadadii guusha,wuxuu sheegay in Askari loo tababaray badbaadinta shacabka hadii uu dilo qof Shacab ah tallaabo adeg laga qaadi doono.

Waxaa kaloo uu  digniin culus u diray dadkii Maanta banaanbaxa ka dhigay Muqdisho ,kuwaasi oo uu ku sheegay inay yihiin kuwo aan rabin in Soomaaliya ay nabad ka dhalato.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga tacsiyadeeyay qoysaskii  ay ka baxeen labadii ruux ee saakay Askari ka tirsan Ciidanka Booliska ku dilay Isgoyska Howlwadaag ee Gobolka Banaadir,kuwaasi oo kala ahaa Darawal Mooto Bajaaj iyo Wiil dhalinyaro ah oo la socday.

- Advertisement -

Hadalkaan ayaa waxa uu sheegay Madaxweyne Farmaajo kulan soo dhaweeyn ah oo gelinkii dambe ee galabta Shacabka Degmada Warta-Nabada ugu sameeyeen Xarunta degmadaas,waxaana ka qeyb galay Madax ka tirsan dowladda iyo maamulka Gobolka Banaadir.

Hoos ka Dhageyso Codka Madaxweyne Farmaajo.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories