HomeWararCiidamo ka wada tirsan Dowladda oo ku dagaalamay Muqdisho

Ciidamo ka wada tirsan Dowladda oo ku dagaalamay Muqdisho

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Wararka naga soo gaaraya Isgoyska Maan-Booliyo ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi daqiiqado kahor uu dagaal culus ku dhexmaray Ciidamo ka wada tirsan dowladda Soomaaliya. Ciidanka Milateriga iyo kuwa Booliska ee dowladda ayaa waxaa la sheegay in is rasaaseyn xoogan ay ku dhexmartay Isgoyska Maana-booliyo ee Magaalada Muqdisho,waxaana ka soo baxaya warar […]

- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Isgoyska Maan-Booliyo ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi daqiiqado kahor uu dagaal culus ku dhexmaray Ciidamo ka wada tirsan dowladda Soomaaliya.

Ciidanka Milateriga iyo kuwa Booliska ee dowladda ayaa waxaa la sheegay in is rasaaseyn xoogan ay ku dhexmartay Isgoyska Maana-booliyo ee Magaalada Muqdisho,waxaana ka soo baxaya warar kala duwan.

- Advertisement -

Qaar kamid ah degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa waxaa laga maqlay is rasaaseynta dhexmartay labada Ciidan,hayeeshee haatan ay istaagtay.

Dad goobjoogayaal ah oo la hadlay Dalsan ayaa u sheegay in Ciidanka milateriga ah marka hore ay ka yimideen dhinaca Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe,isla markaana Ciidamo Boolis ah oo ku sugnaa Isgoyska Sanaca ay u diideen inay wadada maraan,isla markaana uu dagaalka sidaasi ku bilowday.

Wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac uu ka dhashay is rasaaseyntaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories