HomeWararWaddooyinka Magaalada Muqdisho oo maanta xiran

Waddooyinka Magaalada Muqdisho oo maanta xiran

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Maanta oo taariikhdu tahay 11/4/2019 waxaa xiran inta badan waddooyinka magaalada Muqdisho,waxaana lagu arkayaa ciidamo ka tirsan kuwa dowladda oo taagaan dhaaman jidadkaas iyaga oo diidaya in la isticmaalo. Wadsooyinka muhiinka ee xiran waxaa ka mid ah Isgoyska EX: Koontorool Afgooye,TarabuunkaTarabuunka,Banaadir Soobe,KM4 iyo meelo kale waxaana la diidayaa in ay maraan gaadiidka dadweynaha ee PL-ka […]

- Advertisement -

Maanta oo taariikhdu tahay 11/4/2019 waxaa xiran inta badan waddooyinka magaalada Muqdisho,waxaana lagu arkayaa ciidamo ka tirsan kuwa dowladda oo taagaan dhaaman jidadkaas iyaga oo diidaya in la isticmaalo.

Wadsooyinka muhiinka ee xiran waxaa ka mid ah Isgoyska EX: Koontorool Afgooye,TarabuunkaTarabuunka,Banaadir Soobe,KM4 iyo meelo kale waxaana la diidayaa in ay maraan gaadiidka dadweynaha ee PL-ka iyo kuwa kale ee gaarka loo leeyahayleeyahay,iyada oo boqolaal shacab ah ay lugaynayaan.

- Advertisement -

Ciidamo ka tirsan kuwa Milatariga ayaa la soo dhoobay Isgooysyada Caasimadda,waxaana maanta la xusayaa 12-ka Abriil oo ah markii la aas-aasay ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyada oo ay ka qeybgelayaan madaxda ugu saraysa dalka.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories