HomeCaalamkaGolayaashii Wasiiradda iyo Baarlamaanka ee dalka Suudaan oo la kala diray

Golayaashii Wasiiradda iyo Baarlamaanka ee dalka Suudaan oo la kala diray

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Madaxweyne-ku-xigeenkii hore  ee dalka suudaan, ahna Wasiirka Difaaca, Jeneral Axmed Cawad Ibnu coof oo madax ka ah Golaha Milliteriga ee la wareegay Talada dalka waxa uu sheegay inay xilka ka tuureen, isla markaana  ay xireen  Madaxweynihii hore, Cumar Xasan Al-bashiir oo talada dalkaasi hayey muddo 30-sanno. Jeneral Ibnu  Coof waxa uu ku dhawaaqay Dowlad KMG […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne-ku-xigeenkii hore  ee dalka suudaan, ahna Wasiirka Difaaca, Jeneral Axmed Cawad Ibnu coof oo madax ka ah Golaha Milliteriga ee la wareegay Talada dalka waxa uu sheegay inay xilka ka tuureen, isla markaana  ay xireen  Madaxweynihii hore, Cumar Xasan Al-bashiir oo talada dalkaasi hayey muddo 30-sanno.

Jeneral Ibnu  Coof waxa uu ku dhawaaqay Dowlad KMG oo ay Milliteriga hoggaaminayaan, oo xilka sii hayn doonta muddo 2-sanno ah, isla markaana  shaqada laga joojiyey dhamaan Hay’addihii Dowladda oo ay ku jiraan Golihii Wasiiradda iyo Golihii Barlamaanka.

- Advertisement -

Waxa kale oo uu tilmaamay  in la soo rogi doono Xukun Degdeg oo 3 bilood ah, isagoo dhanka kalena ku dhawaaqay Xabbad-joojin Guud oo ka hanaqaada dalka Suudaan.

Dhinaca kale, Kooxaha Mucaaradka ee so oababaulay Dibadbaxyadii ka socday dalkaasi waxay ka hor yimaadeen Golaha Milliteriga ee talada la wareegay, iyagoo sheegay inay doonayaan inay Milliteriga badbaadiyaan dadka ee aysan doonaynin in ay Milliteriga la wareegaan xukunka dalka.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts