HomeWararDibadbax ballaaran oo taageero loogu muujin lahaa Madaxweynaha Suudaan oo la baajiyey

Dibadbax ballaaran oo taageero loogu muujin lahaa Madaxweynaha Suudaan oo la baajiyey

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Hay’addaha Ammaanka ee dalkaasi waxay baajiyeen Dibadbaxaasi oo la filayey inuu maanta ka dhaco caasimadda dalkaasi ee Khartuum. Guddiga Amniga ayaa la sheegay inay ku gacan-sayreen fasaxa lagu qaban lahaa Bannaanbaxaas oo uu Madaxweyne Cumar Xasan Albashiir ka khudbeyn lahaa. Caasimadda Suudaan waxaa maalmihii la soo dhaafay lagu qabtay dibadbaxo waa weyn, iyadoo dad fara […]

- Advertisement -

Hay’addaha Ammaanka ee dalkaasi waxay baajiyeen Dibadbaxaasi oo la filayey inuu maanta ka dhaco caasimadda dalkaasi ee Khartuum.

Guddiga Amniga ayaa la sheegay inay ku gacan-sayreen fasaxa lagu qaban lahaa Bannaanbaxaas oo uu Madaxweyne Cumar Xasan Albashiir ka khudbeyn lahaa.

- Advertisement -

Caasimadda Suudaan waxaa maalmihii la soo dhaafay lagu qabtay dibadbaxo waa weyn, iyadoo dad fara badan hor fariisteen Xarunta Dhexe ee Milliteriga dalkaasi ku leeyihiin magaalladda Khartuum.

Tan iyo bishii December 19-dii ee sannadkii hore, dalka Suudaan waxaa ka socday Dibadbaxyo looga  soo horjeeday xaalladda dhaqaalaha iyo sicir-bararka, inkastoo uu markii dambe Dibadbaxyadda la siyaasadeeyey, looguna baaqay Madaxweyne Albashiir inuu xilka ka dego

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories