HomeCaalamkaUrurka Daalibaan oo riday Diyaarad Dagaal oo laga lahaa Mareykanka

Ururka Daalibaan oo riday Diyaarad Dagaal oo laga lahaa Mareykanka

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Shabakadda Wararka Muraasiluun ayaa qortay inay Dagaalamayaasha Daalibaan diyaaradaasi ku soo rideen W/bari ee dalka Afganistan. Diyaaradaasi oo ah nooca wax bamb-gareeya ee B52 ayaa la sheegay inay ku geeriyoodeen saddexdii Askari ee la socotay. Toogashadaasi ayaa la sheegay inay dhacday Waaberigii hore ee saakayto, xilli ay Diyaaradaasi ka duulaysay Saldhigga Ciiddanka Cirka ee Shawarab  […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shabakadda Wararka Muraasiluun ayaa qortay inay Dagaalamayaasha Daalibaan diyaaradaasi ku soo rideen W/bari ee dalka Afganistan.

Diyaaradaasi oo ah nooca wax bamb-gareeya ee B52 ayaa la sheegay inay ku geeriyoodeen saddexdii Askari ee la socotay.

- Advertisement -

Toogashadaasi ayaa la sheegay inay dhacday Waaberigii hore ee saakayto, xilli ay Diyaaradaasi ka duulaysay Saldhigga Ciiddanka Cirka ee Shawarab  oo ku yaalla Degmadda Washiir ee Gobalka Helmand ee Koonfurta Afganistan.

Dhinaca kale, Dowladaha Maraykanka iyo Afganistan weli kama aysan hadlin sheegashadda Ururka Daalibaan eek u aadan inay  soo rideen Diyaarad Dagaal oo nooceedu ahaa B52.

Bishan April 8-dii, 3 Askari oo u dhalatay Maraykanka iyo Qandaraasle ayaa lagu dilay qarax miino oo ka dhacay meel ku dhow Saldhigga Ciiddanka Cirka ee Bagram ee dalka Afganistan..

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts