HomeWararFaah faahin kasoo baxeysa Weerar Caawa ka dhacay Boosaaso

Faah faahin kasoo baxeysa Weerar Caawa ka dhacay Boosaaso

Date:

Related stories

Cirro iyo Trump: Kulankii Washington Ka Dhici Waayay iyo sababta

Cirro oo booqashadiisii Mareykanka ku soo gabagabeeyay isaga oo aan la kulmin Trump, isla markaana aan helin ballanqaad rasmi ah oo aqoonsi.

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax Caawa fiidkii ka dhacay Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari,kaas oo geystay khasaaro. Qaraxa oo ahaa nooca miinada dhulka lagu aaso ayaa waxaa lala eegtay Ciidamo ka tirsan kuwa amniga Boosaaso,isla markaana waxaa lagula eegtay Bartamaha Magaalada. Ugu yaraan 4 Askari ayaa dhaawacmay qaraxaas,waxaaana dadka deegaanka ay sheegeen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax Caawa fiidkii ka dhacay Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari,kaas oo geystay khasaaro.

Qaraxa oo ahaa nooca miinada dhulka lagu aaso ayaa waxaa lala eegtay Ciidamo ka tirsan kuwa amniga Boosaaso,isla markaana waxaa lagula eegtay Bartamaha Magaalada.

- Advertisement -

Ugu yaraan 4 Askari ayaa dhaawacmay qaraxaas,waxaaana dadka deegaanka ay sheegeen in qaraxa jugtiisa si weyn looga maqlay Xaafadaha Magaalada oo dhan.

Sido kale waxaa la sheegay in qaraxa markii uu ka dhacay kadib la maqlay rasaas culus oo ay rideen Ciidanka,iyadoo xiray aaga uu qaraxa ka dhacay.

Wararkii ugu dambeeyay ee Caawa aan ka heleyno Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka bari ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidanka amniga Puntland ay halkaasi ka wadaan howlgalo lagu xaqiijinayo amniga.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts