HomeCaalamkaBaarlamaanka New Zealand oo u codeeyey Isbedel lagu sameeyo Sharci muhiim ah

Baarlamaanka New Zealand oo u codeeyey Isbedel lagu sameeyo Sharci muhiim ah

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Baarlamaanka dalkaasi waxay maanta u codeeyeey in Isbedel lagu sameyo Sharciga Haysashadda Qoryaha ama hubka Darandooriga u dhaca, iyadoo ay 119 Xildhibaan u codeeyey, halka hal Xildhibaan uu ka hor yimie Codeyntaasi. Ansixintaasi ayaa timid, kadib, markii uu Gacan-ku-dhiigle lagu magacaabo Brenton Tarrant uu 15-kii bishii hore ee March Toogasho ku dilay 50 Muslimiin ku […]

- Advertisement -

Baarlamaanka dalkaasi waxay maanta u codeeyeey in Isbedel lagu sameyo Sharciga Haysashadda Qoryaha ama hubka Darandooriga u dhaca, iyadoo ay 119 Xildhibaan u codeeyey, halka hal Xildhibaan uu ka hor yimie Codeyntaasi.

Ansixintaasi ayaa timid, kadib, markii uu Gacan-ku-dhiigle lagu magacaabo Brenton Tarrant uu 15-kii bishii hore ee March Toogasho ku dilay 50 Muslimiin ku tukanaysay 2 Majid oo ku yaalla magaalladda Christchurch ee dalkaasi.

- Advertisement -

Eedeysanaha falka geystay oo u dhashay dalka Australia waxa uu ka mid yahay Kooxaha Cunsuriyadda ee rumeysan inay Caddaanka sarreeyaan.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories