HomeCaalamkaMid ka mid ah Booliska Kaydka ee Kenya oo la dilay

Mid ka mid ah Booliska Kaydka ee Kenya oo la dilay

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Hay’addaha Ammaanka ee magaalladda Mandera ee W/bari ee dalkaasi waxay gacanta ku dhigeen Askar ka tirsan kuwa Kaydka oo lagu eedeynayo inuu dilay Askari kale.

Taliyaha Booliska Mandera, Jeremiyah ole Kosiyom oo la hadlay Wargeyska Nation ayaa sheegay inay baaritaan ku hayaan Askariga dilka geystay oo lagu magacaabo Maxmed Bilow Sheekh, ka hor inta aan dacwad lagu soo oogin.

- Advertisement -

Marxuumka la dilay waxaa lagu magacaabi jirey C/raxmaan Cabaas Caddow, kaasi oo u geeriyooday dhaawicii loo geystay, mana kala cadda waxa u sabab ahaa dilkiisa.

Warar horey ayaa waxay sheegeen inuu Askariga geeriyooday uu isku dhuftay qorigiisa, xilli ay isaga iyo  3 Askari oo la socotay sugayeen gaarigii ay ilaalo ahaan u raaci lahaayeen.

Dhinaca kale, Taliyaha Booliska Mandera,Jeremiyah ole Kosiyom waxa uu tilmaamay in mid ka midah afarta Askari uu haystay tiro ka yar rasaastii loo siiyey inuu ku guto waajibkii uu ka hayey Saldhigga Booliska Mandera.

- Advertisement -

Shilkan ayaa la sheegay inuu Fiidnimadii xalay ka dhacay gudaha Mandera, iyadoo Askariga la dilay iyo kuwii la socday ka mid yihiin  in ka badan 300 o oAskari oo ka tirsan Boliska Kaydka ee  dhawaan loo qoray inay ilaalo ka qabtaan Xuduudka Kenya la wadaagto dalka Somalia.

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories