HomeWararDowladda Soomaaliya oo ka qeyb geli doonta Shirweyne ka furmi doona Raashiya

Dowladda Soomaaliya oo ka qeyb geli doonta Shirweyne ka furmi doona Raashiya

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Calaamiga ee Somalia, Axmed Ciise Cawad ayaa la filayaa inuu ka qeyb galo  Shirweynihii 5-aad ee Madasha Iskaashiga ee Dowladaha Carabta iyo Raashiya

Safaaradda Somalia ku leedahay dalka Raashiya ayaa xaqiijisay inuu Wasiir Cawad ka qeyb geli doono Shirweynahaasi oo bishan April 16-da ka furmi doona Caasimadda dalkaasi ee Mosko.

- Advertisement -

Safaaradda waxay kaloo sheegtay inay Somalia ka mid tahay Saddexda Dowlad Carbeed ee ka qeyb galay Kulamaddii hore ee Heerka Wasiirka Arrimo Dibadeed.

Shirweynihii 4-aad ee Madasha Iskaashiga ee Dowladaha Carabta iyo Raashiya oo lagu qabtay dalka Imaaraadka Carabta sannadkii 2017-kii.

Dhinaca kale, Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Raashiya, Segey Lavarov waxa uu mar sii horreysay oo shalay ahayd bogaadiyey doorka uu Madasha Iskaashiga Carabta iyo Raashiya ka qaadanayo ballaarinta  Iskaashiga iyo Wada-shaqeynta dhinacyadda badan ee u dhexeeya Dowladdaha Raashiya iyo Carabta.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories