HomeCaalamkaAskar Mareykan oo lagu dilay dalka Afganistan

Askar Mareykan oo lagu dilay dalka Afganistan

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

3 Askari oo Maraykan iyo Qandaraasle  ayaa waxay ku geeriyoodeen qarax shalay ka dhacay meel ku dhow Saldhigga Ciiddanka Cirka ee Bagram ee dalkaasi. Qaraxaasi waxaa kaloo ku dhaawacmay 3 Askari oo Maraykan ah, kuwaasi oo haatan lagu daaweynayo Isbitaal ku yaalla Saldhigga Bagram oo 40 mayl u jira caasimadda dalka Afganistan ee Kabul. Waaxda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

3 Askari oo Maraykan iyo Qandaraasle  ayaa waxay ku geeriyoodeen qarax shalay ka dhacay meel ku dhow Saldhigga Ciiddanka Cirka ee Bagram ee dalkaasi.

Qaraxaasi waxaa kaloo ku dhaawacmay 3 Askari oo Maraykan ah, kuwaasi oo haatan lagu daaweynayo Isbitaal ku yaalla Saldhigga Bagram oo 40 mayl u jira caasimadda dalka Afganistan ee Kabul.

- Advertisement -

Waaxda Difaaca Maraykanka ee The Pentagon waxay xaqiijisay khasaarahaasi, balse waxay ka gaabsatay in la shaaciyo magacyadda Askarta geeriyootay, ka hor inta aan lagu wargelinin Qoysaskooda.

Tiradda Guud ee Askarta Maraykanka ee sannadkan lagu dilay dalka Afganistan waxay gaarayaan 7 Askari.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts