HomeCaalamkaWeerar iyo qaraxyo ka dhacay Bariga Sacuudiga

Weerar iyo qaraxyo ka dhacay Bariga Sacuudiga

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Dabley hubeysan oo tiradooda dhamayd 4 qof ayaa la sheegay inay weerareen Bar Kontorool oo ay Ciiddanka Ammaanka ku lahaayeen Bariga dalka sacuudiga, una dhow xuduudka dalalka Baxrayn iyo Kuwayt. Telefishinka Alarabiya ayaa sheegay in la dilay 2 ka mid ah dableyda, halka 2  kalena nolol lagu qabtay, iyadoo 3 ka mid ah Dableydaasi ay […]

- Advertisement -

Dabley hubeysan oo tiradooda dhamayd 4 qof ayaa la sheegay inay weerareen Bar Kontorool oo ay Ciiddanka Ammaanka ku lahaayeen Bariga dalka sacuudiga, una dhow xuduudka dalalka Baxrayn iyo Kuwayt.

Telefishinka Alarabiya ayaa sheegay in la dilay 2 ka mid ah dableyda, halka 2  kalena nolol lagu qabtay, iyadoo 3 ka mid ah Dableydaasi ay ku jireen Liiska Eedeysanayaal la baadi-goobayey oo ka soo jeeda Gobalka Al-qatif ee dalkaasi.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Diyaaradaha Dagaalka ee Isbahaysiga Sacuudiga ayaa la sheegay inay duqeeyeen Dhismooyin ku yaalla caasimadda dalka Yemen ee Sanca oo ay Maleeshiyadda Xuutiyiinta gacanta ku hayaan.

Ugu yaraan 11 qof oo rayid ah oo ay ku jireen Arday iyo carruur ayaa lagu dilay duqeyntaasi, halka 39 kalena lagu dhaawacay

Ilo dhinaca Isbitaaladda oo la hadlay wakaalladda Wararka AP waxay tirada dhimashada gaarsiiyeen 13 qof oo ay ku jireen 7 carruur ah , iyadoo in ka badan 100-kalena lagu dhaawacay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories