HomeCaalamkaRa’iisul Wasaare kuxigeenkii Liibiya oo is Casilay

Ra’iisul Wasaare kuxigeenkii Liibiya oo is Casilay

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Wasiirka Caafimaadka ee Dowladda Libya ee ay QM aqoonsan tahay, Axmid Cumar ayaa sheegay in ugu yaraan 32 qof ku geeriyootay, 50-kalena ku dhaawacmeen Iska horimaadka ka socda duleedka caasimadda dalkaasi ee Tripoli. Afhayeen kale oo u hadlay  Ciiddanka uu hoggaamiyo Jeneral Khaliifa Xaftar waxa uu sheegay in 14 Dagaalyahan looga dilay Iska horimaadkaasi, iyadoo Kooxda Khaliifa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Caafimaadka ee Dowladda Libya ee ay QM aqoonsan tahay, Axmid Cumar ayaa sheegay in ugu yaraan 32 qof ku geeriyootay, 50-kalena ku dhaawacmeen Iska horimaadka ka socda duleedka caasimadda dalkaasi ee Tripoli.

Afhayeen kale oo u hadlay  Ciiddanka uu hoggaamiyo Jeneral Khaliifa Xaftar waxa uu sheegay in 14 Dagaalyahan looga dilay Iska horimaadkaasi, iyadoo Kooxda Khaliifa Xaftar la sheegay inay qabsadeen Saldhigga Milliteriga ee Yarmuuk oo ku yaalla Koonfurta Tripoli.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Ra’isul-wasaare-ku-xigeenkii Dowladda Liibiya, Cali Al-khadraani ayaa sheegay inuu iska casilay Dowladda ay QM taageerto, kuna biiray Kooxda Jeneral Khaliifa Xaftar.

Waa mas’uulkii 2-aad ee ka goosta Dowladda Ra’isul-wasaaraha ka yahay Fayiz Mustafa Al-serej, iyadoo Xildhibaan lagu magacaabo Muuse Al-kooni iska casilay Barlamaanka dalkaasi, kadib, markii uu Heshiis Siyaasadeed iyo Ku-biiris la galay Kooxda Khaliifa Xaftar.

Wararka kale ee ka imaanaya Dagaalka Liibiya waxay sheegayaan inay ugu yaraan 2,200 qof ka barakaceen dagaalka ka socday Koonfurta Tripoli, halka dad badan oo rayid ah ku xayiran yihiin magaalladaasi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts