HomeCaalamkaMuhaajiriin ka soo jeeda Muslimiinta Rohingta oo lagu xiray dalka Malaysia

Muhaajiriin ka soo jeeda Muslimiinta Rohingta oo lagu xiray dalka Malaysia

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

41 rag iyo wiilal ay da’doodu u dhexeyso 14 jir ilaa 30-jir oo ka soo jeeda Qowmiyadda Rohingya ayaa maanta lagu xiray Degmadda Simpang Empatee dalkaasi, kadib, markii ay soo caga-dhigteen Xeebta Sungay Belati ee Gobalka Perlis ee Waqooyiga dalkaasi. Bishii la soo dhaafay, 35 Muhaajiriin Rohingya ayaa waxay ka soo degeen Xeebtaasi oo xuduud […]

- Advertisement -

41 rag iyo wiilal ay da’doodu u dhexeyso 14 jir ilaa 30-jir oo ka soo jeeda Qowmiyadda Rohingya ayaa maanta lagu xiray Degmadda Simpang Empatee dalkaasi, kadib, markii ay soo caga-dhigteen Xeebta Sungay Belati ee Gobalka Perlis ee Waqooyiga dalkaasi.

Bishii la soo dhaafay, 35 Muhaajiriin Rohingya ayaa waxay ka soo degeen Xeebtaasi oo xuduud la leh dalka Thailand.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Taliyaha Boliska dalkaasi, Nuur Mushar Mohamed waxa uu sheegay in ay haatan indhaha ku hayaan doonyo la rumeysan yahay inay la socdaan ilaa 200 oo Qaxootigaasi, kuwaasi oo ku soo fool leh Xeebaha Malaysia.

In ka badan 700,000 oo QaxootigaRohingya waxay sannadkii 2017-kii ka soo carareen Gobalka Rakhiine ee dalka Mayanmar, kadib, markii ay Ciiddanka dalkaasi soo barakiciyeen.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories