HomeCaalamkaShil sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Nigeria

Shil sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Nigeria

Date:

Related stories

Arab League slams Somaliland office opening in Jerusalem

Arab League Secretary-General Ahmed Aboul Gheit has condemned the...

Commander ousted after reported refusal to deploy troops

- Somali President Hassan Sheikh Mohamud has removed the...

Pirate attacks on two commercial ships thwarted off Somalia

Armed pirates attacked two commercial vessels in separate incidents...

Race intensifies for Somalia Lower House speaker post

Competition is intensifying for the position of Speaker of...
- Advertisement -

Booliska dalkaasi waxay sheegeen inay 19 qof geeriyootay, 38 kalena dhaawacmeen shil gaari oo ka dhacay Degmadda Faskari ee Gobalka Katsinaee W/galbeed ee dalkaasi.

Taliyaha Boliska nabadgeliiyadda Waddooyinka ee Gobalkaasi, Godwin Nageku oo la hadlay Wakaalladda Wararka Shiinaha ee  XINHUA ayaa sheegay in Bas ah oo noociisu ahaaMistsubishi  oo ay la socdeen 57 qof oo rakaab ah uu ka baxay Waddada, iyadoo uu Dareewalka xakamayn kari waayey gaariga oo si xawli ku socday, kadibna waxa uu jiiray dad lugeynayey.

- Advertisement -

Taliyahaasi waxa kale oo uu xusay in dadka dhaawacmay la dhigay Isbitaalka Dowladda ee ku yaalla Gobalkaasi.

Shilalka dhimashadda leh waxay caadi ka yihiin dalka Nigeria, iyadoo ay inta badan u sabab tahay waddooyinka oo aad u burbursan, mas’uuliyad-darro dhinaca Dareewallada iyo gaadiidka oo si xad-dhaaf ah loo raro.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories