HomeCaalamkaBaarlamaanka Algeria oo dooran doona Madaxweyne ku-meel-gaar ah

Baarlamaanka Algeria oo dooran doona Madaxweyne ku-meel-gaar ah

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Xildhibaanadda Labada Gole ee Barlamaanka dalkaasi kulan yeelan doonaan maalinta Isniinta ee soo socota, si ay u doortaan Madaxweynaha bedeli lahaa C/casiis Butafaliiq oo dhawaan iska casilay xilkaasi, kadib, markii ay dhaceen Dibadbaxyo looga soo horjeeday. Wakaalladda Wararka dalkaasi ee APS News Agency  ayaa sheegtay in Guddoomiyaha Barlamaanka, C/qaadir Bin Salax oo 77 jir ah […]

- Advertisement -

Xildhibaanadda Labada Gole ee Barlamaanka dalkaasi kulan yeelan doonaan maalinta Isniinta ee soo socota, si ay u doortaan Madaxweynaha bedeli lahaa C/casiis Butafaliiq oo dhawaan iska casilay xilkaasi, kadib, markii ay dhaceen Dibadbaxyo looga soo horjeeday.

Wakaalladda Wararka dalkaasi ee APS News Agency  ayaa sheegtay in Guddoomiyaha Barlamaanka, C/qaadir Bin Salax oo 77 jir ah loo dooran doona Madaxweynaha Cusub, kaasi oo xilka hayn doono inta laga dooran doono Madaxweynaha rasmiga ee dalkaasi muddo 90 malamood gudaheeda.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories