HomeWararMeydka Haweeney oo saakay lagu arkay Degmada Kaaraan ee G/Banaadir 

Meydka Haweeney oo saakay lagu arkay Degmada Kaaraan ee G/Banaadir 

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Wararka Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho ay ka heleyso degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir gaar ahaan Suuqa lagu iibiyo Xoolaha ee Xerka dheere ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi saakay lagu arkay Meydka Haweeney. Dadka deegaanka ayaa waxa ay inoo sheegeen in saakay waabarigii hore ay arkeen Meydka qof haweeyn ah oo taalla Suuq Xerka […]

- Advertisement -

Wararka Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho ay ka heleyso degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir gaar ahaan Suuqa lagu iibiyo Xoolaha ee Xerka dheere ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi saakay lagu arkay Meydka Haweeney.

Dadka deegaanka ayaa waxa ay inoo sheegeen in saakay waabarigii hore ay arkeen Meydka qof haweeyn ah oo taalla Suuq Xerka dheer,iyagoo sheegay in xalay la soo dhigay halkaas.

- Advertisement -

Goobta lagu arkay Meydkaas ayaa waxaa gaaray dhowr qof,kuwaasi oo doonayay si ay u aqoonsadan,hayeeshee waxaa la tilmaamay in jerkeeda uu ka muuqday dhaawacyo rasaas ah.

Wararka ayaa intaasi wax ay ku darayaan in haweeneyda ay kamid aheyd ganacsatada Suuqa xerka dheer eek u yaalla Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir,inkastoo aan weli si dhab ah loo cadeyn.

Dadka kunool halkaasi Xaafada suuqa Xerka dheer ayaa saakay aad u hadal haaya dhacdadaan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories