HomeWararGuddoomiyihii Degmada Xamar Jajab oo Shaqo joojin lagu sameeyay

Guddoomiyihii Degmada Xamar Jajab oo Shaqo joojin lagu sameeyay

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Warar lagu kalsoonaan karo oo ay heleyso Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho aya waxa ay sheegayaan in Shaqo joojin lagu sameeyay Guddoomiyihiin Degmada Xamar Jajab ee Gobolka Banaadir. Waxaa la sheegay in Ismaaciil Mukhtaar Cumar Orange oo ah Guddoomiyihii Degmada Xamar Jajab shaqadii laga joojiyay,kadib amar ka soo baxay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahnha Duqa Muqdisho […]

- Advertisement -

Warar lagu kalsoonaan karo oo ay heleyso Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho aya waxa ay sheegayaan in Shaqo joojin lagu sameeyay Guddoomiyihiin Degmada Xamar Jajab ee Gobolka Banaadir.

Waxaa la sheegay in Ismaaciil Mukhtaar Cumar Orange oo ah Guddoomiyihii Degmada Xamar Jajab shaqadii laga joojiyay,kadib amar ka soo baxay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahnha Duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Eng Yariisow.

- Advertisement -

Sababta Shaqada looga joojiyay Guddoomiye Ismaaciil ayaa warar aan heleyno waxa ay sheegayaan in ay tahay,kadib markii Warbaahinta uu u fasaxay in ay duubaan Muuqaalka Qarax habeen kahor ka dhacay Albaabka Dugsiga tababarka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee Ganeraal Kaahiye ee ku yaalla degmadaasi.

Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya gaar ahaan Dugsiga tababarka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee Ganeraal Kaahiye ayaa waxaa habeen kahor ka dhacay Qarax xoogan,kaasi oo geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac,waxaana Mas’uuliyadiisa sheegtay Al-shabaab.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories